Faahfaahin: Weerar Khasaare geystay oo ka dhacay Saldhiga Booliska Burtinle

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya weerar maanta saldhiga Booliska Maaalada Burtinle ee Gobolka Nugaal ku qaadeen  maleeshiyo Beeleed hubeysan, halkaasoo uu ka dhacay iska horimaad muddo kooban socday. Iska horimaadka ayaa sababay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac. Maleeshiyada weerartay saldhiga Burtinle ayaa la sheegay ay diidanaayeen in Xabsiga Magaalada Garoowe loo gudbiyo dhalinyaro ku … Continue reading Faahfaahin: Weerar Khasaare geystay oo ka dhacay Saldhiga Booliska Burtinle